Meydadka 14 caruur ah oo hal goob laga helay & baaritaan xoog leh oo socda (Daawo Sawirro)

Booliiska magaalada Kolkata ee dalka Hindiya ayaa wada baaritaan ka dib markii la helay meydadka 14 caruur ah kuwaasoo ku duubnaa jawaanno bac ka samaysan lagana helay meel uu dhisme ka socday. Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in maydadka la helay sabtidii kadib markii shaqaaluhu ay qodeen dhul bannaan oo ku yaal xaafadda Haridevpur. Sharikad … Continue reading Meydadka 14 caruur ah oo hal goob laga helay & baaritaan xoog leh oo socda (Daawo Sawirro)